Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu,ayaa sheegay Isniinta maanta ah in Milatariga dalkaasi ay Golaha Wasiirrada ee dagaalka soo hordhigeen qorshe ay dadweynaha uga daad guraynayaan goobaha dagaalka ee Marinka Qasa, iyo weliba qorshaha xiga ee dagaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.