Dowlada Jubaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Alshabaab.

Kulan laba maalmood qaatay ee ka socday magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa lagu go’aamiyay in dhawaan Howlgal milatari oo ka bilaawdo deegaanada Maamulkaasi.
 
Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Jubbaland ayaa Warbaahinta u sheegay in maalmo kadib deegaanada maamulkaas waxaana ka qeyb qaadan doono Ciidamada AMISOM oo markii hore ku koobnaa difaac oo kaliya.
 
Jubbaland ayaa deegaano badan waxaa ka hesyta dagaalamayaasha Al-shabaab waxaana xusid mudan In Al-shabaab ay si buuxda u maamulaan Gobalka Jubada Dhexe.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading