Dowlada oo Amartay in la weeraro PSF

Saakay waxay ubadan tahay in Deni weeraro Xarunta PSF.

Saraakiil muhiim ah,ayaa ii xaqiijiyay in la siiyay amarkii ugu danbeeyay.

Ciidamada Badda,ayaa Sadex jiho looga keenay Taliska PSF.

1.Dhanka Madaxtooyada
2.Dhanka Dekeda.
3.Dhanka Ridwaan.

Afka hore ee Xarunta PSF ayay Ciidamada Baddu degeen,waxayna ilaalinayaan cuda galaysa iyo cida kasoo baxaysa,iyadoo Dadka la baarayo.

Sida aan xogta ku helay Ciidamada Daraawiishtu waa ka hor yimaadeen Weerarka,waxana hada la adeegsanayaa kuwa Badda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading