Dowlada Puntland oo amar dul dhigtay hay’adaha Caalamiga ah

Dowlada Puntland,waxay ka codsatay dhamaan hay’adaha caalamiga ah ee ka wada Mashaariicda horumarineed Deegaamadeeda in ay si toos ah ula Shaqeeyaan Hanti-dhowraha PL si loo hubiyo habsami usocodka Mashaariicda.

Warkan kasoo baxay MW PL Xaafiiskiisa,waxa uu muhiim uyahay Dowladnimada iyo wada Shaqaynta BC.

Si gaar ah,waxa uu muujinayaa ama dirayaa fariin ah in PL ay leedahay hay’ado Dowladeed oo qaangaar ah aysna jurin sabab Xamar loogu baahdo.

 

Halkan ka akhriso:-

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading