Dowlada Puntland oo aqbashay dhexdhexaadinta Isimada Ee khilaafka PSF

Si buuxda ayay Dowladu uga soo laabatay diidmadeedii uguna qoor dhiibatay Isimadii Boqorku hogaaminayay.

Dowladu waxay kaloo fulisay balamihii horay loo galay ee ay hakisay.

Sidoo kale Saraakiisha PSF way uqoordhiibteen Isimada.

Labada dhinac waxay balan qaadeen in ay fulinayaan go’aamada kasoo baxa Isimada.

Maanta ayay kulmeen Isimadu dibna ubilaabeen dadaalkoodii.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading