Dowlada Puntland oo bixisay lacagtii dhismaha garoonka Cawaale

Gudiga Dhismaha Garoonka Cawaale Staidum ayaa maanta Dowladda Puntland ku wareejisay wajiga koowaad ee Qoondadii ay Dowladdu u balan qaaday Dhamaystirka Garoonka Cawaale.

Gudiga gacanta ku haya dhismaha garoonka kubada cagta ee Cawaale oo in badan ka cabanayay dhaqaalo xumo sababsy in ay shaqadii wadi waayaan,ayaa markan looga fadhiyaa wax dhamaystiran dibna looga yeeli mahayo waxbaa naga qabya ah.

Waa lacagtii labaad oo soo gaarta Gudiga marka laga tago mida bulshada Puntland iska uruurisay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading