Dowlada Puntland oo war Saxaafadeed kasoo saartay xaalada Dalka uu marayo

Laba fariimood oo wax ku ool ah,ayaa kasoo baxay kulankaas dhex maray Madaxweyne Deni iyo Madaxdii hore ee PL iyo heer Fadaraal..

1.Qodob waa gudaha PL oo fariin midnimo loo diray Bulshada.

2.Qodobka kale waa fariin loo diray Madaxda DFS oo leh “Aan isku nimaano oo kawada hadalno arimaha masiiriga ah,isla markaana hakiya Qodobada saamaynta leh ee aad kaligiin wadaan”.

Waa bilow Siyaasad degan oo uu muujiyay Madaxweyne Deni, kana talo galiyay hormuudka Siyaasada PL.

 

Halkan ka akhriso:-

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading