Dowlada Puntland oo yeelanaysa hal Akoon

Saakay Golaha Wasiirada waxay saxiixayaan Akoonka midka ah ee Dowlada Puntland yeelanayso.

18-ka Wasiir iyo Agaasimayaashooda,ayaa fadhiya,waxaana goobjoog ka ah Madaxweyne Deni.

Akoonka midka ah waxuu noqon doonaa guud ahaan dhaqaalaha soo gala Dowlada iyo kan baxa noocuu rabo ha noqdee in halkaas ay mari doonaan.

Marka la saxiixo kadib waxaa xaaraan noqon doonta Akoon gaar ah oo Wasaaradi leedahay.

Waa talaabo xoojinaysa Dowladnimada Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading