Dowlada Somaliya oo Dacwad ka gudbisay Kenya

Dowladda Soomaaliya,ayaa ashtako ka dhan ah Kenya u gudbisay Ra’iisul Wasaaraha Suudaan ahna Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD Abdalla Hamdouk.

IGAD,ayaa shir ku qaban doonta Jabuti oo arrintan looga hadlayo, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya.

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin iyaga haya shaqadii wasaarada arimaha dibada iyo tii raysal wasaaraha intaba.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading