Dowlada Somaliya oo waji gabax kala kulantay taageero ay siisay Itoobiya

Dowladda Somaliya,ayaa u codeysay in la aqbalo soo jeedintii Itoobiya ee ahayd in dhaqaalaha laga jaro Hay’adda UN Human Rights ee baareysay dembiyada xadgudubka ee ka dhacay Gobolka Tigray.

Waxay ahayd nasiib darro in Somaliya ku taageerto Itoobiya dadaalkeeda ay ku daboolayso tacdiyadii dhacay sannadka 2022 Gobolka Tigree..

Balse Nasiib wanaag Itoobiya,waa looga adkaaday codeyntii!


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading