Dowlada Uk oo badashay Safiirkeedii Somaliya

Dowlada Ingiriiska,ayaa badashay safiirkeedii Somaliya Mr David Concar.


Benjamin James Fender,ayay Dowlada Ingiriisku usoo magacawday badalkisii,kaasoo la filayo in uu soo gaaro Somaliya maamlmaha soo socda.

Concar ayaa la sheegay in xil kale oo diblomaasiyeed uu u wareegi doono, inkasta oo aan shaaca laga qaadin.

Ben Fender ayaa ka hor xilkan ahaa madaxa siyaasadda amniga ee xafiiska arrimaha dibedda UK, wuxuuna hore usoo noqday ku xigeenka howlgalka UK ee dalka Iran.



La soco faahfaahinta wararkayaga danbe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading