Dowlada UK oo bogaadisay Doorashooyinka Qof iyo Cod Ee Puntland

Boqortooyada Ingiriiska,ayaa iyaduna kusoo biirtay bogaadinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Qof iyo Codka ku hirgashay ee Puntland.

Tani waa taariikh,waxayna kusoo aadaysaa,iyadoo Xasan ku fashilmay dagaalkii argagixisada ee uu ka dhigtay mudnaanta 1-Aad.

Puntland sidaas ayay ku tahay hormuudka Dimuqraadiyada Somaliya…

 

Halkan ka akhriso:-

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading