Dowlada Xamar oo ku Guuldaraysatay qorshaheedii xurida Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Waxaa si caadiya ushaqaynaya Garoonka Diyaaradaha Bosaso kadib isku day Dowlada Xamar ay rabtay in ay ku xirto,iyadoo adeegsanaysa Gacmaha Ilmo Diyaano.

Shalay,waxaa Garoonka uga baaqday Email ay udirtay Dowlada Xamar Doyaaradaha Itoobiyaan Airlines iyo Daallo Airline,inkastoo Diyaaradaha kale kasoo dageena kana dhoofeen.

Balse Maanta,waxaa si caadiya uyimid Labada Diyaaradood ee Itoobiya iyo Daallo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka Daallo Airline

Halkan ka daawo muqaalka Itoobiya Airline


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading