Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka oo xiriirkii ujaray dowlada dhexe

War murtiyeed Golaha Iskaashiga dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ay soo saareen ayay ug hadleen dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.

Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka, ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe in ay faragelin ku heyso, isla markaana Dhaqaalaha amniga loogu tala galay u adeegsaneyso burburinta maamulada.

Golaha Iskaashiga dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka,ayaa sheegay inay hakad geliyeen wada shaqeynta kala dhaxeysay dowladda dhexe inta ay ka hirgelineyso heshiisyadii ay horay u wada gaareen.

Warkan ayaa ku ah dharbaaxo xoog leh oo siyaasadeed oo ku dhacday dowlada dhexe ee Fadaraalka ah,

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading