Duqa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland Cabdiqani Axmed Ismaaciil (Deera-dile), ayaa kulan la qaatay Wafti ka socday Ururka Samafalka ee ‘Kizilay Turk’ oo fadhigiisu yahay Dalka Turkiga, qeybna ka ah Urur weynaha Bisha Cas.
Masuuliyiinta Ururka Kizilay Turk’ ayaa ku wareejiyay duqa degmadda Boosaaso 300 oo Neef oo ari ah, kuwaas oo loogu talagalay dadka Barakacayaasha ah iyo danyarta kunool magaalada Boosaaso, munaasabadda ciidul-adxaa awgeed.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.