Dowladda hoose ee Garoowe oo daah-furtay Madasha Talo-wadaag (VIDEO)

Dowladda hoose ee degmadda Garoowe ayaa daah-furtay madasha Talo-wadaag oo u sahleysa bulshada caasimadda Puntland inay ka qeyb-qaataan hormarinta magaalada Garoowe.

Madashan ayaa ah mid ay iska diiwaangalinayaan muwaadiinta kunool caasimadda, si uu uga qeybgalo talo soo jeedinta Barnaamijyada lagu hormarinayo magaalada, sida uu sheegay Duqa degmadda Garoowe Axmed Siciid Muuse.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading