Dowladda Ingiriiska oo xirxirtay tiro badan oo Dad ah

Madaxa Dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa sheegay in tiro badan oo dhalinyaro ah loo xirxiray laguna sameynayo baaritaanno ku saabsan dambiyo argagxiso.

Sanadkii la soo dhaafay waxay tiradu gaartay 166-Qof oo lala xiriiriyay arrimo argagixiso oo ka dhacay gudaha Uk.

Shantii Qof oo Dadkan ka mid ah mid,ayaa lagu warramayaa in da’diisu ay ka yartay 18-Sano.

Mr Jukes,ayaa sheegay in Cudurkii Covid-19 iyo adeegsiga baraha Internedka ay saameyn ku yeesheen tirada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading