Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii hoobiyayaasha lagu bartilmaameedsaday xarunta shaqaalaha gargaarka bani’aadamnimo Xalane ee Muqdisho.
War ka soo baxay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay baaritaan dhammeystiran ku sameynaysa weerarkan hoobiyayaasha ah iyo duruufaha amni ee ku xeeran weerarkan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.