Dowladda UK oo baaq u dirtay Madaxda Soomaalida

Wasiirka Arimaha Afrika James Duddridge, Dowladda UK ayaa soo dhoweysay dadaalada uu wado Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah Maxamed Xuseen Rooble si loo dejiyo xiisadaha, loona helo waddo nabadeed oo Soomaaliya horay ugu socoto.

James Duddridge ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada kala duwan inay isu diyaariyaan tanaasul, si loo helo hannaan doorasho loo dhan yahay iyo mid lagu kalsoonaan karo oo dib dhac la’aan ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading