Dowladu markale waxay xaqiijisay in ay ilaalinayso Xabad joojinta ay ku dhawaaqday

Madaxweynuhu,waxuu markale xaqiijiyay in aysan Dowladu wax weerar ah qaadayn oo ay ku joogto Xabad joojintii ay ku dhawaaqday.

Isimada iyo haldoorka wada xaajoodka loo xushay,waxay ku jiraan diyaar garow oo ilaa beri Garowe ayay soo galayaan.

Islaanka iyo Suldaanku waxay tagidooda Garowe,kadib ugudbayaan Bosaso.

Dhaqdhaqaaqa Bosaso ka jira ee Dowladu samaynayso,waa sugid amni oo caadiya.

Dadku ha isdajiyaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading