Dr. C/weli Gaas oo Buggiisa kusoo bandhigaya Minneapolis+VIDEO

Madaxwaynahii Hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa soo gaaray Gobolka Minnesota , halkaas oo maalinta Axada ah uu ku qaban doono Kulanka Daahfurka Buugga uu dhawaan qoray waxaana uu ka dhacayaa Hotelka Delta MPLS ciwaankiisa uu yahay 1330 Industrial Blvd NE, Minneapolis, MN 55413.



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading