Dr. Gaas “Farmaajo wuxuu sameeyay wax badan aan ka filaynin” (VIDEO)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa taageero u muujiyey ciidmaada Gedoodsan ee ka soo horjeeda madaxweyne Farmaajo iyo hay’adaha dowladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay difaacayaan dowladnimada Soomaaliya.

Dr. Cabdiweli Gaas ayaa xusay in Farmaajo afartii sano ee lasoo dhaafay uu si weyn ugu mashquulay burburinta hanaanka federaalka Soomaaliya oo uu doonayay in uu meesha ka saaro laakiin uu ku fashilmay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading