Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur, oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si kulul ugu dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka bandowga iyo dhibaatooyinkii horey uga jiray magaalada Muqdisho, isagoona sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku fashilmay hoggaanka dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.