Dugsiyada Waxbarashada Puntland oo loo fasaxay

Wargalin. Diiwaan gelinta Doorsshooyinka Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxay ku wargelinaysaa dhammaan goobaha Waxbarashada ee Goboladda Bari, karkaar, iyo gardafu in ay yihiin fasax laga bilaaabo 5/1/2023 ilaa 20/1/2023.

Dhamaan goobaha Waxbarashada waxaa loo isticmaalayaa diiwaan gelinta doorashada qof iyo cod ee ka qabsoomaysa dhamaan gobolada Puntland.

Ka dalaco hoos warqada ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading