Dukhayn diyaaradeed Oo ka dhacday Puntland

Goor dhawayd waxaa dhacday dukhayntii ugu cuslayd ee laga fuliyo Puntland.

Dukhayntaas waxaa fuliyay diyaaradaha Maraykanka oo kaashanaya Ciidamada amaanka Puntland ee PSF.

Dukhayntaas waxay ka dhacday Madarshoor oo u jirta Bosaso 60-Km.

Ugu yaraan 10 ka tirsan Alshabaab,ayaa ku geeriyooday dukhaynta,waxaana la baabi”iyay xarun ay lahaayeen Alshabaab sida ay iixaqiijiyeen Ciidamada amaanka Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading