Duqa Garoowe oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka AL-GAPL (VIDEO)

Doorashada Ururka ay ku midaysan yihiin dowlada Hoose ee Puntland (ALGAPL), oo maanta ka dhacday magaalada Boosaaso, ayaa Gudoomiyaha Ururka loogu doortay Duqa Caasimadda Puntland ee Garoowe Axmed Siciid Muuse(Axmed Barre )

Sidoo kale,  Gudoomiye ku-xigeen Ururka ayaa loo doortay Duqa Degmada Bandar-beyla Siciid Aadan Cali (Siciid Alteeno).

Shirka Gudoomiyeyaasha dowladaha hoose Puntland ayaa waxaa sanadkaan marti-galiyey Duqa Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland Abdisalam Bashiir, waxaana Doorashada maanta goobjoog ahaa Masuuliyiin katirsan Golayaasha Dowladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading