Duqaymo ka dhacay Yemen oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac badan

Bodies of Somali migrants, killed in attack by a helicopter while travelling in a boat off the coast of Yemen, lie on the ground at Hodeida city, Yemen, Friday, Mar. 17, 2017. A helicopter gunship attacked a boat packed with Somali migrants off the coast of Yemen overnight Thursday, killing at least 31 people, according to a U.N. agency, Yemeni officials and a survivor who witnessed the attack. (AP Photo/Abdel-Karim Muhammed)

Isbahaysiga ay hoggaaminayaan Sucuudiga iyo Imaaraadka,ayaa dukhaymo ka fuliyay Xalay Dalka Yemen.

Dukhaymahaas,waxaana ku dhintay ugu yaraan 30-Qof oo rayid ah halka 170 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dukhaymaha,ayaa lala beegsaday Xabsi ku yaalla Gobolka Sacda ee Dalka Yemen.

Sidoo kale khadka Internetka,ayaa gabi ahaanba ka maqan dalka Yemen ka dib markii uu isbahaysigu dukheeyay xarunta isgaariisnta ee Xudayda.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa baaqyo kala duwan ka soo saaray dhacdooyinka u dambeeyay ee dalka Yemen.

Yemen dagaalada ka socda,waxaa la sheegaa in ay ku naf waayeen in ka badan 70-Kun Rayid ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading