Duulimaadyada diyaaradaha tagaya Garoowe oo Kanoko loo wareejiyay

Duulimaadyada diyaaradaha imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa si KMG loogu wareejiyay maalinimada berrito ah Garoonka diyaaradaha Kanoko ee Garoowe.

Diyaaradaha,ayaa sii isticmaali doona garoonka Konoko oo ah Jay inta diyaarada Air Jabuti laga wareejinayo Dhabaha.(Runway)..

Ilaa iyo hada laguma guulaysan ka wareejinta diyaaradii Air Jabuti dhabahii ay fariisatay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading