Duulimaadyada Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib u bilaabanaya

Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa ku guuleysatay in caawa Garoonka diyaaradaha caalamiga ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe laga qaado diyaaradda Air Jabuuti oo ku dhacday Arbacadii.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan Cali Yuusuf, ayaa sheegay in shaqada Garoonka oo 3 maalmood ee lasoo dhaafay hakad ku jirtay ay dib u bilaaban doonto maalinimada berrito ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading