Duulimaadyada gudaha dalka oo la hakiyay

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah,ayaa isla waafaqay in si ku meel gaar ah laga bilaabo maalinta berrito ah loo hakiyo duulimaadyada dalka gudahiisa ah si loo xakameeyo cudurka Coronavirus.

Shirkadaha duulimaadyada,ayaa laga codsaday in ay joojiyaan safarrada ay ka dhex sameeyaan magaalooyinka dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading