Ehelleda Qoyska Macallinka Seemade ku dhintay oo aqbalay in la Aaso Maydkiisa

Waa ehelladii Macallinkii lagu dilay Seemade oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo.

Si wanaagsan oo waxgaradnimo ah,ayaa loo maamulay dhacdadaas,iyadoo Aaska Maydka Macallinka ay fasaxeen Qoyskiisu markay yimaadeen.

Dilaagii,wuxuu Gacanta ugu jiraa Ciidamada amaanka oo waxa uu ku xiran yahay Xabsiga Gaalkacyo.

Go’aanka,laga qaadanayo,waxaa iska leh Qoyska Macallinka oo Sharciga loo marinayo.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading