Eng. Maxamuud khaliif xasan (Jebiye), ayaa loo doortay Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan, kaddib markii ay si aqlabiyada ugu codeeyeen Ergada ka qeyb-galaysa Shirweynaha Ururkan oo ka socda magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
Eng. Jebiye oo ah Siyaasi iyo Ganacsade degan Dalka Mareykanka ayaa kamid ah Aas-aasayaasha Urur Siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.