Eragadii Somaliya Ee Maraykanka Oo gacanta Farmaajo ka baxay

Safaarada iyo Ergada Somalida ee Maraykanka,ayaa si buuxda ugu wareegay gacanta Khayre sida wararku sheegayaan.

Warku waxuu kaloo sheegayaa in Abuukar Baalle oo wakiil ka ah Rw Khayre waxuu la kulmay Safaaradaha Imaaraadka iyo Kuweyd ee Washintong.

Khayre,ayaa wada loolan adag oo uu kula jiro Fahad iyo Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading