Ergayga Midowga Afrika ee Xalinta khilaafaadka Soomaalida oo kusoo wajahan Muqdisho

Wakiilka Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta xaalka cakiran ee Somaliya oo dhawaan bilaabi doona shaqdiisa.

Sida wararku sheegayaan Wakiilku waxuu toos ula shaqayn doonaa ulana macmiili doonaa Xaafiiska RW iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah.

Ma cada in uu la kulmi doono Farmaajo,balse waxaa la hubaa in uusan wada shaqayn toos ah dhexmari doonin.

Idil Television.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading