In ka badan 1300 Askari oo ka tirsan ciidanka Dawladda dhexe ee Itoobiya oo ka Dagaalamayey goob furin ah ayaa waxaa Haleelay Dhawr Madfac oo ay soo tuureen Jabhada Tikreegu ,
Sida Wararku sheegayaan Waxaa halkaas ku dhintay dhamaan Askartii goobta ku sugnayd.
Furinta Askartu ka Dagaalamayeen ayaa Warbaahinta madaxa banaani ku sheegtay deegaanka Alamada .
Dhinaca kalena Wararka ayaa intaas ku daraya in maanta Jabhada TPLF ay dhawr tuulo dib u Qabsadeen kuwaasoo ku yaala dhanka xadka Eritrea.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.