Faahfaahi weeraradii Maraykanka iyo Ingiriiska Ee Bariga Dhexe

Wajigii Sedexaad ee duqeymaha,waxaa lala beegsaday bartilmaameedyo ku yaala Wadanka Yemen.

Maraykanku,waxa ay sheegeen in ay burburiyeen lix Gantaal oo ah Lidka Maraakiibta oo ay Xuutiyiintu isu diyaarinayeen in ay adeegsadaa.

Waxa jiray weerarro xagga cirka ah oo habeenimadii la soo dhaafay lagu qaaday Xuutiyiinta, waxa jiray duqeymo xagga cirka ah oo habeenimadii Jimcaha lagu qaaday 85 bartilmaameed oo ku yaala wadamada Suuriya iyo Ciraaq.

Maraykanka,ayaa weeraradan uga jawaab celinayay weerarkii Askartiisa lagu laayay ee ka dhacay Jordan.

 

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading