Beesha Bahrarsame,ayaa weerartay Saldhigga Booliiska Dhexe Hal Nin;ayaa kaga dhintay.
Ciidanka Booliiska Saldhiga way iska difaaceen Weerarkaas.
Gaari Habarjeclo looga qabsaday Buqdharkeyn ayay maqleen in Qolo kale lagu wareejiyay.
Gaariga waxaa hadda Gacanta ku haya Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.
Halkan ka daawo muuqaalka
Waa ka xumahay waxa ka socda Laascaanood xaqiiqdii.
Labada Beelood ee Bah-Arasame iyo Jaamac Siyaad Nabada ha qaataan.
Jibril Qoobey. pic.twitter.com/YRGOEQvXBi
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) December 25, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.