Faahfaahin dheeriya khilaafka Duqa Kismaayo iyo Gudoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad

Amar Madaxweyne aysy ahayd joojinta Dacwada Dhulka mudo 3-bilood ah Magaalada Kismaayo,sababtoo ah shaqadii kale,ayaa ka socon wayday.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad waa ku deg-degay soo saarista Warqada,isagoon xog badan ka hayn kulankii uu goobjooga ka ahaa Madaxweynaha iyo Wasiirka Arimaha Gudaha.

Balse waxay ii xaqiijisay Maxkamada sare in ay uyeertay Qaadigaas dibna uu uga laabanayo Warqada usoo saaray.

Isku qabsiga Dhulka,waxuu ka yahay Jubaland arimaha ugu waa weyn ee amniga khatarta ku ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading