Madaxweyne Xasan,wuxuu isku marayaa dhowr Wadan oo muhiim ah Siyaasada Somaliya.
1.Eritrea.
2.Egypt.
3. Qatar .
4.Turkey.
Ujeedka socdaalkiisa,waxay sheegayaan xogo lagu kalsoonaan karo,in ay ku salaysan tahay Laba Qodob oo kala ah…
B.Dagaal Diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Itoobiya.
T.Loolan Diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Imaaraadka.
Xasan,waxaa horyaala loolan Siyaasadeed oo adag,kaasoo kaga imaanaya gudaha iyo dibada Wadanka,waxaana laga filayaa dhaqaaq Siyaasadeed oo weyn.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.