Faahfaahin heshiiska Kalluumaysi Ee Imaaraadka iyo Somaliya Ee ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Fadaraalka

Qof walba,waa ku wareeray fasirka iyo macnaha heshiiska Maanta ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Fadaraalka ee Somaliya iyo Imaaraadka.

Heshiisku,wuxuu sheegayaa in uu yahay Kalluumaysi,hadana,waxaa wadata Shirkad Dekedaha ka Shaqaysa oo la yiraahdo Abu-dhabi.

Sidoo kale,waxaa cajiib noqotay in Wasaaradii Dekedaha ee DFS aysan horkeenin Shirka heshiiskan ee ay keentay Wasaaradii Kalluumaysiga.

Macnaha lala yaabay,waa in heshiis Kalluumaysi ay wadato Shirkad Dekedaha ka Shaqaysa,isla markaana Wasaaradii Dekedaha uqaabilsanayd Somaliya aan meelna laga soo gelin oo tii Kaluumaysigu horboodayso.

Sidaan xogta ku helay Wasiirka Dekedaha DFS si weyn,ayuu udhibsaday in isagoo fadhoya Golaha Shaqadiisii loo Gacan dhaafay oo aan la xurmayn.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading