Faahfaahin khasaaraha Duufaanta Milton Ee Florida

Dadka degan Gobolka Florida,ayaa qiimeynaya burburka ka dhashay duufaanta Milton, taasi oo kicisay roobab xooggan iyo daadad ka dhashay duufaano iyo koronto la’aan baahsan markii ay soo gaartay xeebta.

Duufaanta,ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, oo uu dheer yahay khasaare hantiyeed oo Lixaad leh.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading