Sida ay sheegeen Ciidamada Boolidka Gobolka Banaadir 34-Qof,ayaa ku Geeriyooday Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Xalay ay argagixisadu ku qaaday Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.
Sidoo kale 140 kale,ayaa ku dhaawacmay.
Saraakiisha amniga Muqdidho,ayaa sidoo kale sheegay in la dilay ilaa 5-Nin oo ka mid ahaa Malleeshiyadii argagixisada ee weerarka fulisay.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.