Faahfaahin Qaraxa ka dhacay Gobolka Gedo

Qarax xoogan,ayaa saaka ka dhacay Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo,

Qaraxa,ayaa la sheegay in uu ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso,waxaana Qaraxu ka dhex qarxay Maqaaxi Cunto xilli dad shacab ah ay ku sugnaayeen.

Qaraxa,waxaa ku dhintay inta la xaqiijiyay Hal Qof,iyadoo Goobta Qaraxu ka dhacay ay ka muuqatay burbur baaxad leh oo uu qaraxu geystay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading