Faahfaahin Qaraxii Bosaso caawa ka dhacay

Qaraxa,waxaa ku dhaawacmay Yuusuf Aadan Gaas Gudoomiyihii hore ee xaafada Bandarqaasim Bosaso waxaana ugu tagey firir gudaha Gaarigiisa,kaasoo ka galay Bawdada.

Xarunta lagu tuuray Qaraxa,waxaa iska leh Shirkada Bulsho,waana qayb lagu gado Qalabka dhismaha waxayna cirifka ku haysaa Dowlada hoose.

Qaraxa,waxaa tuuray kooxaha argagixisada ah,waxaana ujeedkoodu yahay Lacagta Sakada ay uyaqaanaan oo shirkadu ka dhaga adaygtay bixinteeda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading