Faahfaahin Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Ilaa shan Qof,ayaa la sheegay in ay ku dhinteen qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdishu sida ay sheegeen shaqaalaha adeegga gurmadka degdegga ah ee ambalaasyada.

Qaraxan ayaa ka dhacay nawaaxiga isgoyska Banaadir, waxaana warbaahinta dawladdu sheegtay in qaraxaasi lala beegsaday baabuur uu la socday sarkaal ka tirsan laamaha amniga.

Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ku jiraan kuwo rayid ah. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading