Faallo:-Kobaca Shiinuhu miyuu khatar ku yahay xasiloonida caalamka?

Shiinaha waxa kaliya oo lagu hakin karo,waa dagaal in Cagaha loo geliyo oo Xuduudiisa laga furo furin sida Ruushka.

Waxaa burburaya dhqaalihiisa xawliga ukoraya

Waxaa meesha ka baxaysa xasiloonida Gobolka,taasoo keenaysa in kalsoonida lagu qabo ay hoos udhacdo.

Shiinaha kobiciisa caalamka macno uma leh,mana ahan masuul lagu halayn karo masuuliyada Sharciyada caalamka iyo kala danbaynta.

Reer Galbeedka iyo Shiinaha marka lays barbardhigo,waxaa khatar badan Shiinaha dhan walba marka laga istaago.

Ugu yaraan Galbeedka,waxaa celiya inta badan Xeerarka ay dhigteen kuwa caalamku isla ogol yahay iyo sidoo kale Diimaha,balse Shiinuhu intaas midna ma tixgeliyo.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading