Faallo:-Dayn Cafinta iyo heerarka ay soo martay

Dayn Cafintu,waxay soo martay heerar kala duwan,waxayna soo socotay ilaa 2012,waxaana kasoo shaqeeyay Afar Dowladood oo kala danbeeyay.

1.Dowladii Cumar Cabdirashiid.
2.Dowladii Gaas.
3.Dowladii Farmaajo.
4.Dowladii Khayre.

Waa hab waa hore soo bilowday nasiibka uun baa la kulmiyey Dowlada Xamse ee MW ka yahay Xasan Shiikh.

Dowladii Khayre aad bay ugu soo dadaashay. Laakiin barnaaminkan,wuxuu si fiican u soo bilowday markii kala guurka laga baxay,waxaana habku ahaa…

1.Fragile State Principles.

Kabacdi

2.New Deal

Kabacdi

3.Debt Forgiveness

Waa horumar uu gaaray Qaranku oo xaqiijinaya Madax banaanida Wadan ee dhanka Maaliyada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading