Faallo:-Dhaqdhaqaaqa cusub Ee Ciidamada Itoobiya oo xasaasiyad cusub kiciyay

Dhaqdhaqaaqan cusub ee Ciidamada Itoobiya,ayaa ku soo aadaya,iyadoo ay weli oogan tahay xiisad ka dhalatay is-afgaradkii badda ee Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen bishii Janaayo ee Sanadkan.

Dhawaan,ayaa saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka waxay sheegeen inay doonayaan in Ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Somaliya.

Dowladda Itoobiya oo arrintaasi ka jawaabeysay,ayaa sheegtay in aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay Dowladda Somaliya kaga dalbatay in Ciidamadeeda ay la baxdo.

Qorshhaasi waxaa,sidoo kale ka soo horjeestay Maamul Goboleedyada Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo sheegay inaan la gaarin waqtigii ay Itoobiya la bixi laheyd Ciidamadeeda oo taasi ay fursad u noqoneyso al-Shabaab.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading