Faallo:-Dimuqraadiyadu way uga dartaa Bulsahada aan gaarsiisnayn fahamkeeda

Dimuqraadiyadu way uga dartaa Bulsahada aan gaarsiisnayn fahamkeeda rasmiga ah.

Kenya inkastoo ay tahay Wadamada Afrika ugu sareeya markay timaado la jaanqaadida Dimuqraadiyada hadana mar walba waa Duni Sadexaad oo si khaldan u isticmaalaysa Xoriyada iyo Xuquuqda muwaadinka.

Lagama baaqsan karin in muwaadinkan uu geeriyoodo,sababtoo ah fadhiga Baarlamaanka ee socda amaankiisa,ayaa khatar galay.

Diidmada Canshuurta la kordhinayo,waxay ahayd in ay si nabad ah usocto oo aysan ka faa’idaysan Tuugada iyo fawdiistayaasha.

Kenya,waxay ubaahan tahay Miisaaniyad gaaraysa 4-Tirilyan Kenyan Shilin ah,halka ay Dowladu Canshuur ahaan uheli karto 2.7 Tirilyan oo Shilinka Kenya ah.

Waa lagama maarmaan in la kordhiyo Canshuurta si Shaqada Dowladnimo usocoto.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading