Faallo:-Dowlada Xasan Shiikh oo ay uharsan tahay 5-Bilood

Xasan Dowladiisa,waxaa uharsan 5-bilood marka la qiimeeyo Saamaynta Siyaasadeed, balse mudo xileednimada,waxaa ubaaqiya 2 Sano iyo 5-bilood.

5-Bilood kadib,waxa ugu horeeya ee hoos udhigaya waa QM oo ku qiimaynaysa arimo ay ka mid yihiin awoodiisa isku haynta Wadanka iyo Qodobo kale.

Sidoo kale,waxaa kusoo fool leh hoos udhac weyn oo dhaqaale,waxaana istaagaya Kabida Miisaaniyada iyo taageerida Adeegyada Bulshada ee Deeq bixiyayaasha.

Labadaas Qodob waxay Dowladiisa ka dhigi doonaan mid aan saamayn lahayn oo taladu Dhulka ka taal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading